nuxrur

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dheef tayo leh oo laga helo cuntada qaarkeed. ld nuxur.

nuxur

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Waxtar gaar ah oo cunnada qaarkeed laga helo; dheef; uraad.
  2. (taar.) Qaybta asalka u ah iyo tilmaamaha gaarka ah ee lagu yaqaan shay.