yicib

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Gudda miro ka baxa oo qolof iyo labo qalbac oo beer ah leh oo la cuno, aadna u nuxrur badan. ld jicib.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jicib

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld yicib.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur