nuxurQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Waxtar gaar ah oo cunnada qaarkeed laga helo; dheef; uraad.(taar.) Qaybta asalka u ah iyo tilmaamaha gaarka ah ee lagu yaqaan shay.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
dheefQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Fiitamiinka cuntada, caanaha iwm ku jiro. 2. Dulsaarka faa'iido ahaan looga helo lacag bangi la dhigtay.Ka dh.: wax faa'iido ka helid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
uraadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Saaca iyo waxtarka daaqu leeyahay. ld urshi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00