qaabdarroQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Qaab xumaanta ay wax leeyihiin; qaabxun. ld qaabdarri.Lamidka: qaabdarri, qaabxunSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
qaabdarriQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld qaabdarro.Lamidka: qaabdarroSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
qaabxunQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-umaa, -umayd)Macnaha:Wax aan qaab wanaagsaneyn ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00