qabsato

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. Xubinta geedsaarku leeyihiin oo ay geedaha kale ku qabsadaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur