qabsin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Xiidmaha weyn ee nafleyda. 2. Xanuunka qabsinnada ku dhaca.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur