qabyaaladQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Nidaam siyaasadeed oo ku salaysan dhaqanka qabiilka; kala qaybinta ummad loo kala qaybiyo qoloqolo.