qadin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qadi. ld qadis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qadi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld qadow (1).
  2. 1. Cid wax u diidid. 2. Cunto siin waayid. Tus. “Naagtii baa carruurta iga qadisay.”
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qadis

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld qadin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur