qadiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld qadow (1).1. Cid wax u diidid. 2. Cunto siin waayid. Tus. “Naagtii baa carruurta iga qadisay.”Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0