qallac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld qallaco. Laba qalbac ee qori la kala jeexay oo geela wax diida faruuryaha inta xarig lagula qabto looga xiro, si marka uu xanuunsado uu u oggolaado dhashiisa ama mid kale ama uu u oggolaado. 2. Shiraac doon oo dhuuban oo daqalka korkiisa lagu xiro.
  2. 1. Hal ilmo diidday qallac ku samayn. 2. Shiraaca doonta daqal ku xirid.

qallaco

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld qallac¹ (1).