yulqanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld yoon¹.ld yoon².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
yoonQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Hugun; bulaan; qablan; yeer. ld yulqan¹, yulul.Dad, xoolo ama nafley kale qaylo samayn; wada hugmid; bulaamid. ld yulqan².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00