qanaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Q. ah: nafley madax-adag oo aan la hoggaamin karin.
  2. Dabada gammaanka iyo lo'da.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur