faras
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-rdo/-rso, m.l)
Macnaha:
- 1. (c.nafl.) Naasley qurxan, dheereysa, afar addin leh, guudka iyo qanaanta halab dheer oo jilicsan ku leh oo loo adeegasado fuulidda, rarashada iyo falashada beeraha. 2. Fardaha kooda lab.

