barakoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Wanaag loo aayo oo laga helo wax Eebbe ku siiyey sida carruurta, xoolaha iwm; karaamo. 2. Badasho, taran.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
karaamoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. (dii.) Heybad Ilaah siiyo qof cibaado badan. 2. (-ooyin, m.l) Arrin la yaab leh oo aan lagu fasiri karin xeerarka dabiiciga ah, oo Eebbe ku mannadeysto awliyadiisa.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0