qaraarid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qaraar².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qaraar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Dhadhan aan macaanayn. 2. Go'aan. 3. Maseyrka laga maseyro cid waxay haysato. ld xaraar.
  2. (taar.) Go'aan rasmi ah, ee ka soo baxa boqor, boqorad ama madax kale.
  3. Cid wax ay haysato ka masayrid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur