qarri
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-iyo, m.dh)
Macnaha:
- Buuro waaweyn xiriirsan oo meel siman yaal dhirna leh.
- 1. Dhul buuraley ah. 2. Dhul jiq ah oo aan la mari karin. 3. Qalqalli.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

