qasanQaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1Isrogrogga: (-smay, -santay; -smi)Macnaha:1. Biyo iwm wax kale ku labmid. 2. Qof xasillooni darro maskaxeed la kulantay noqosho.1. Biyo iwm oo wax ku labmay ahaansho. 2. Qof xasilloonidarro maskaxeed la kulantay ahaansho.