qasan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-smay, -santay; -smi)

Macnaha:

  1. 1. Biyo iwm wax kale ku labmid. 2. Qof xasillooni darro maskaxeed la kulantay noqosho.
  2. 1. Biyo iwm oo wax ku labmay ahaansho. 2. Qof xasilloonidarro maskaxeed la kulantay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur