qaysaraanQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-aamo, m.l)Macnaha:Baanso.Lamidka: BaansoSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
baansoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Geed leh laamo dhaadheer oo xubno leh oo sida dhuumihii dhexda ka daloola, waxaana loo isticmaalaa dhismaha, samaynta dambiilaha qaarkood, iwm; qaysaraan.Qof buka ama dhaawac ah baan siisasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0