qiicQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld qaac¹.ld qaac².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
qaacQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Uumi daruur la moodo oo wax gubanaayo ka soo baxa oo hawada ku baaho. ld qiic¹, qiiq¹ (2), qiiqaab¹.Wax gubanaayo qaac bixin. ld qiic², qiiq², qiiqaab².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0