qiiqaab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld qaac¹.
  2. ld qaac².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qaac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Uumi daruur la moodo oo wax gubanaayo ka soo baxa oo hawada ku baaho. ld qiic¹, qiiq¹ (2), qiiqaab¹.
  2. Wax gubanaayo qaac bixin. ld qiic², qiiq², qiiqaab².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur