qore

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld qoraa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qoraa

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-aayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Qof buugaag iyo maqaallo la akhristo qora. ld qore.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur