qoriqaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Neef loo qalo dad xabaal ka hawl galay. ld qorijiid¹.Dad xabaal ka hawlgalay neef u qalid. ld qorijiid².