qubleeyQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Nooc ka mid ah mariidka oo laga isticmaalo Xeebta iyo Jubbada Hoose; waxaa laga sameeyaa dheecaan geed; maanyo, manyiikay; libin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
libinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Nooc ka mid ah mariidka oo laga isticmaalo woqooyiga-bari ee Keenya; qubleey, maanyo, manyiikay, waaray.Guul.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0