libinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Nooc ka mid ah mariidka oo laga isticmaalo woqooyiga-bari ee Keenya; qubleey, maanyo, manyiikay, waaray.Guul.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
guulQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Xoolo aroor ah oo ka dhaxay xeradoodii. 2. ld guulid.Dagaalka ama tartanka oo lagu adkaado; lib; libin; liibaan.1. (f.g) Cid haddadid. 2.(f.mg) Xoolo aroor ama wabax ah meel ceelka u dhow habeen u hoyasho. 3. (f.mg) Xoolo iwm dhaan isugu keenid. Tus. “Geelii wuxuu isugu guulmay gasada”.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0