waaray

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Nooc ka mid ah mariidka oo laga isticmaalo meelaha uu ka soo bilowdo webiga Shabeelle iyo agagaarka magaalada Iimey. Qubleey, maanyo, manyiikay, libin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur