qulqulidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg qulqul³.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
qulqulQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(fiis.) Summad I. Dhakhsaha uu saldanab ku dhexmaro gudbiye danab. Halbeegga Caalamiga ah (H.C.) ee qulqulka danab waa ambiyeer (A).Shubmid ama socod aan kala go'lahayn ee uu hooruhu sameeyo. ld qulqulid.1. Hoore si aan kala go'lahayn u shubmid ama u socosho. 2. Dad, xoolo iwm si aan kala go'lahayn u socosho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0