xurQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Weel yar oo wax lagu beego oo afar qursi qaada; suus; madaal.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
suusQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. (-sas, -m.l) Weel qiyaasi ku taal oo badarka iyo wixii la mid ah lagu beego, lagu cabbiro. 2. Bahal yar oo badarka gala oo cuna.(daaw.) Bololid iyo jajabid ilko ama lafo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
madaalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-llo, m.dh)Macnaha:1. Weel badarka iwm lagu cabbiro. 2. Badar dhan hal madaal muggis.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00