quurid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg quur². ld quuris.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

quur

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Qiimaha iyo sharafta wax leeyihiin ama ku haboon yihiin ama ay istaahilaan oo loo diido. 2. Wax aan qiimo lahayn ama muquuno ah.
  2. Wax bixintooda hurid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

quuris

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld quurid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur