quus

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld quusid.
  2. Ka rajo dhigidda laga rajo dhigo wax la sugayey ama la waayey.
  3. Biyo hoos u gelid; muquurid.

muquurid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld maquurid.

quusid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg quus³. ld quus¹.