raafdillaacQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(daawo) Cudur ku dhaca labada raaf ee xoolaha dhexdooda oo ka dhasha qoyaanka. ld raafqarrar.Lamidka: raafqarrarSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
raafqarrarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld raafdillaac.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0