raarac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. R. ah: meel hoobad ah. 2. ld raaricid.
  2. Wax meel sare ka soo laallaadid.

raaricid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg raarac². ld raarac¹ (2).