laallaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Ka raaracidda wax meel sare ka raaracaan.
  2. Wax meel sare ka raaracid.