raaracQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. R. ah: meel hoobad ah. 2. ld raaricid.Wax meel sare ka soo laallaadid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
raaricidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg raarac². ld raarac¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0