raatib
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Quraan akhris, werdi iwm oo waqti go'an si joogto ah loo sameeyo. 2. (-byo, m.dh) Laba iniinood oo ka mid ah iniinaha tusbaxa oo tirooyin go'an u kala qaybiya tusbaxa middood. ld ratib¹ (1).
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha: