ratibQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld raatib; ld ratibid.Hawl fulinteeda cid u xilsaarid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
raatibQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Quraan akhris, werdi iwm oo waqti go'an si joogto ah loo sameeyo. 2. (-byo, m.dh) Laba iniinood oo ka mid ah iniinaha tusbaxa oo tirooyin go'an u kala qaybiya tusbaxa middood. ld ratib¹ (1).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
ratibidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg ratib². ld ratib¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0