rable

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld rablayn. Bood-boodidda nafleydu samayso iyada oo hadba meel kale tageysa. 2. Tidic waaweyn oo timaha haweenka lagu sameeyo.

rablayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg rablee. ld rable (1).