rabooQaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3Isrogrogga: (-ooday, -ootay)Macnaha:ld rab³.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
rabQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Qarka meesha ugu sarreysa oo aan la fuuli karin.Meel; kob.Wax niyadda ka jeclaysasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0