rabQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Qarka meesha ugu sarreysa oo aan la fuuli karin.Meel; kob.Wax niyadda ka jeclaysasho.+Ku dar▲0▼0
kobQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-bo, m.l)Macnaha:1. Meel kooban oo la tilmaami karo. 2. Daliigo caw laga falkiyey oo dhaadheer ballacooduse yaryaryahay oo kolkii laysku toltolo dermada noqda middood. 3. Meel geedo dhaadheer leh oo hareeraha ka bannaan. 4. ld kab².▲0▼0