ruquusid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld raquus¹, raquusid.

raquus

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dhex gelidda wax dhex galo carro, dhoobo iwm. 2. Camajuujin wax la camajuujiyo. ld ruquus¹.
  2. Wax, carro, dhoobo iwm gelgelin. ld ruquus².

raquusid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg raquus². ld ruquusid.