raquusidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg raquus². ld ruquusid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
raquusQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Dhex gelidda wax dhex galo carro, dhoobo iwm. 2. Camajuujin wax la camajuujiyo. ld ruquus¹.Wax, carro, dhoobo iwm gelgelin. ld ruquus².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
ruquusidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld raquus¹, raquusid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00