ratibid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ratib². ld ratib¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ratib

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld raatib; ld ratibid.
  2. Hawl fulinteeda cid u xilsaarid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur