gaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-lo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Nin aan muslin ahayn. 2. Nin aan raxmad lahayn. 3. ld faranji. 4. ld ceelgeel: Ceel biyo badan oo aan dhano la hayn; ceelgaal. 5. ld geel (haruubgaal, xeryagaal iwm).
  2. 1. Haweeney aan muslin ahayn. 2. Haweeney aan raxmad lahayn; gaalad. 3. Hab; dabeecad.

Lamidka: faranji

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

faranji

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. ld ferenji.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gaalad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Haweeney aan muslin ahayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-bab, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Sida wax loo qabto ama loo sameeyo. 2. Caano ama biyo aan badnayn oo loogu talaggalay in carruurta la siiyo. 3. ld habid.
  2. (nax.) Habka uu hadluhu u soo bandhigo hawlaha (ama sifooyinka) ay falalku muujiyaan.
  3. Habsiin.
  4. 1. (f.g) Ilmo dhashay caano ama biyo ku qabasho. 2. (f.mg) Weel, hoore dhibic-dhibic u sii dayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dabeecad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld dabci (1). 2. Noolaha iyo ma noolaha Eebbe ku abuuray dunida guudkeeda oo dhan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur