riddo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Waran, hooto iwm oo si xoog leh loo tuuray. 2. Diin lagu jiray oo laga baxo, laga noqdo.