warwarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:1. Samayo dhuudhuuban oo dhallintu isku riddo oo gabbashada ku barato. 2. Nooc waran oo dheer.ld walwal².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
walwalQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Layr qabow oo xilliyada qaarkood galabtii timaada; geyr. 2. Welwel, werwer. ld warwar¹, welwel¹, werwer¹.Cid walbahaarid. ld warwar², welwel², werwer².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0