ris
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Caws gaaggaaban oo iduhu aad u jecel yihiin oo ka baxa meelaha biyo qabatinka leh.
- Geed laamo dhaadheer, dhuu-dhuuban oo guryaha carshaanta ah lagu dhisto.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

