aaridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg aar². ld aaris.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
aarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rar, m.l)Macnaha:1. Libaax weyn oo lab. 2. Nin geesi ah. 3. Aargoosad.1. (f.g) Alaab (aqal iwm) meel sare saarid. 2. (f.mg) Ka aa.: cid dakano gashay ka gudid. 3. (f.mg) U aa.: cid qof laga dilay, ciddii dishey qof ka mid ah dilid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
aarisQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld aarid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0