risiq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld risqi.

risqi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Quudka dadku ku noolaan karo. 2. Saamiga qof nolosha ku leeyahay. ld risiq.