risaas

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld rasaas.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

rasaas

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Xabbad. 2. Macdan ka samaysan naxaas iyo maar. ld risaas.