ruqidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg ruq².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
ruqQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:R. ah: neef xoolo ah oo caato la kici waayay. ld ruqo¹.Geed wax xididdadiisu dhulka ka soo wada fuqeen noqosho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0